Fursad Qaali ah ka Faa’iideyso Qiimo dhimista Cumrada.

0 Comments

Fursad Qaali ah ka Faa’iideyso Qiimo dhimista Cumrada.

Koox Cusub oo la diyaarinayo in ay dhowaan Baxaya.

Waxaa Weli socota diiwaan Galinta Xirmada cusub ah oo ka kooban :

1.Ticket diyaarada oo Go and back ah.

2.Visaha cumrada

3.Deegaan u dhaw goobaha cibaadada sida xaramka iyo masjidka Nebiga (scw).

4.Gaadiid kuu qaadaya inta udhaxeysa Maka iyo Madiina.

5.Caawinta acmaasha cumrada iyo cibaadada.

Qiimaha: 1450$

Mudada: 14 Maalmood

Kala xiriir: 252612244256

252610906533/

+252615961066

whatsApp:

252612244256

Leave a Reply

Related Posts